Deeq A. Posted May 3, 2020 Wasiirka wasaaradda qorsheynta dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange oo u warramayey warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay daadadkii xooganaa ee dhowaan ku rogmaday degmada Qardho ee maamulkaasi. Wasiir Xaange ayaa sheegay in fatahaadahaasi ay ku dhinteen ugu yaraan illaa 8 qof, sidoo kalena ay ku ku barakacayeen in ka badan 3500 oo qoys. Sidoo kale wuxuu tilmamay inay ku waxyeeloobeen daadadkaasi goobo ganacsi oo aad u badnaa oo ku yaalla gudaha magaalada Qardho. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Cod-Feyruus.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites