Sign in to follow this  
Deeq A.

Erdogan oo si kooban uga hadlay deeq Agab Caafimaad oo shalay Dawlada Turkigu ku tabarucday Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

#MilliTeknolojiHamlesi ile geliştirdiğimiz solunum cihazları Somalili kardeşlerimize nefes olacak. Medeniyet imkân değil, vicdan meselesidir. Milletimizin imkânları da vicdanı da mazlum ve muhtaçların yanındadır.

Aziz Milletim, senin kalbinde merhamet adlı bir çınar vardır! pic.twitter.com/z5aqyPqZe9

— Recep Tayyip Erdoğan (@RTErdogan) May 2, 2020

Qoraalkan oo M/weyne Erdogan soo bandhigay Bartiisa Twitterka ayaa u dhigan Sidan:-

“Mashiinada neefta bixiya (oxgyen ventilators) ee lagu sameeyey gudaha dalka Turkey waxaa ku neefsan doona walaalaheena Soomaaliya oo ay hayso baahi weyn oo xagga mishiinada lagu neefsado ah. Dareenkeena wuxuu mar walba la jiraa kuwa la cabudhiyo & Dalalka baahida qaba.”

Turkey supports Somalia in the fight against Covid-19. Upon the instruction of the President of the Republic of Turkey, H.E. Recep Tayyip Erdoğan, a military cargo plane brought medical assistance to Somalia today. pic.twitter.com/yAhMSmMMzN

— Turkey in Somalia (@TC_Mogadishu) May 2, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this