Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumadda Farmaajo oo beesha caalamka u sheegtay inta qof ee Somaliland uu haleelay xanuunka Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaarada caafimaadka ee xukumadda Farmaajo ee ka talisa qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa warbixin ay soo saartay waxa ay kaga warantay xaalada xanuunka ee Coronavirus.

Waxana ay warbixintaasi ku sheegtay in xanuunkaasi ay u bukaan 3 qof oo reer Somaliland ahi, war saxaafadeedkaasi oo warbaahinta caalamka loo qaybiyana waxa uu u dhignaa sidani hoos ku xusa, waxana ay warbixintani ka hor imanaysaa, warbixintii ay xukumadda Somaliland hore uga sheegtay.

PRESS RELEASE
Coronavirus – Somalia: Update on COVID-19 in Somalia 02 May 2020
MOGADISHU, Somalia, May 2, 2020/ — New cases confirmed today: 70

Benadir: 67
Somaliland: 3

Male: 48
Female: 22
Recovery: 3
Death: 3

Total confirmed cases: 671
Total recoveries: 34
Total deaths: 31

Distributed by APO Group on behalf of Ministry of Health & Human Services, Federal Republic of Somalia.
SOURCE
Ministry of Health & Human Services, Federal Republic of Somalia

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this