cadnaan1 Posted May 2, 2020 Halkan sawirka hoose waa mucaawimo ka timid puntland waagi qaraxi zoobe ay ugu deeqday dadkii xamar, laakiin sida muuqata kartoomada mucaawmada waxaa lahaa hay'ada UNICEF Cid tirina ma jirto mucaawimadan waxay ka timid UN ka. Dadka waa la Kala nasabsan yahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 2, 2020 Cheeseman claimed the 'in-cash' donation from World Bank and UN as his own and named it 'Baxnaano'. Now they are even claiming the 'in-kind' donations from UNHCR as their own. What will they call the 'in-kind' donations from other countries? hmm let me guess 'Taageero'? Bisadda/mukulaal ayaa cuntada la siiyo inkirta. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 2, 2020 Waa kibir hadal adeer wax maydka ku kor qosla soomaali baa ka jirta aduunka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 4, 2020 Cheeseman claims WHO supplied PPE on a EU supplied cargo aircraft. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 4, 2020 EU Ambassador disagrees. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 4, 2020 Suldaan Dawladda soomaaliya beero ay wax ka kaydsato oo dadkeeda ku filaada malaha iyo wax soo saar waa la gaari maalin ay noqotaba Waxa lagu wada socdaa wàa UN iyo dalal saaxiib ah wixii laga helo. Arrinta fahamkeedu kugu adag yahay waa qoondaynta, dawladda waa inay hay'adaha la socoto una gudbiso sida dalku u kala baahi badan yahay leexsasho la'aan. Waa arrintaa amaanta dawladda wixii dawladda dhexe kaaga yimaadana waa qoondayn uga mahad celi. Man laa yashkuri-naas, laa yashkuri-laah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted May 4, 2020 Awoowe, waa mid qoondayntu. Waligeedba cid ayuunba qoondayn jirtay ama hayadda maxaliya oo wakiil ah ama hayad Caalami ah sida SaveTheChildren ama maamul dawladeed. Laakin waxa ugub ah in aan la xusin ama aan la sheegin cida kaalmadu ka timid. Bil cakis, waxa Cheeseman ku kacay waa sheegasho bilow ilaa dhamaad oo macnaha yahay in dadka maxasta ah ee waxma garatada ah lagu jahwareeriyo. International Donors sida World Bank ama DFID/USAID etc waxay ka hor deeqaha soo marin jireen hayad caalami ah sida World Vision/Save the Children oo maamuli jirtay. Waligeedna anigu ma arag World Vision oo sheegatay wax aanay ayadu lacagteeda lahayn. Mar walba waxa lagu lifaaqa cida kaalmadu ka timid si dadku ula socdaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 4, 2020 Suldaan. Waxaad doonayso waa la akhrin karaa aragti durugsana ma'ahan. Waa in cidii hantida lahayd toos gobol walba u gayso sidii berigii hore maamul kastaana markuu gaal gacanta ku dhunkado dawlad gaara iska dhigo oo lays barbar ordo. Adeer arintu sidii hore ma'ahan dawlad lala macaamilo waa tii ugu fiicnayd oo nasoo marta, rootiga iyo sharafta lama kala reebo (waa baahanahay bakhti looma cuno) waa niman yaqaan system'ka aduunku u shaqeeyo. Kiintaal bur ah dadkeena laguma kala fogayn karo. Hay'aduha iyo saaxiibku waa inay dalka dawladda matasha la macaamilaan, mahad celintana ayaga ka helaan. Wixii intaa ka dambeeya hantida ay bixiyeen dawladaa iska leh ama odayga reerka yaa baahida qoyskiisa yaqaan. Sax ma'ahan inaad nagu qanciso reerkaaga nin kale macaawino haku maamulo inta ku gacan dhaafo. Cid walba way qoondayn kartaa hadal aqoonyahan ma'ahan ee buugtii dib ugu noqo. Quote Share this post Link to post Share on other sites