Sign in to follow this  
Deeq A.

Askar ka tirsan ciidamada AMISOM oo la karantiilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ku xigeenka afhayeenka ciidamada difaaca Uganda, Deo Akiiki ayaa xaqiijiyay in magaalada Muqdisho lagu karantiilay 9 askari oo u dhashay dalkasi, kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.

Deo Akiiki ayaa sheegay in la karantiilay askartaas ka tirsan howlgalka AMISOM, kadib markii la xaqiijiyay iay xiriir dhaw la yeesheen askari ka tirsan AMISOM oo horay looga helay cudurka Coronavirus.

Sidoo kale Mr Akiiki ayaa xusay in 9-ka askari ee la karantiilay xilligan lagu sameenayo baaritaano dheeraad ah oo ku aadan cudurka COVID-19.

Si kastaba ha’ahaatee dowladda Uganda ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga 6 kun oo ah ciidamadeeda, kuwaas oo ka mid ah howlgalka nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this