Sign in to follow this  
Deeq A.

Roobab daadad watay oo ka da’ay Mudug iyo khasaare ka dhashay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in Roobab mahiigan ah oo geystay khasaare xoogan ay ka da’een deegaanka Bacaadweyn ee gobolkaasi.

Wariyaha Shabelle Cali Gaab oo ku sugan Gaalkacyo ayaa sheegay in Roobabkaasi oo watay daadad ay ku dhinteen illaa laba ruux oo ka mid ahaa dadka deegaanka.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Roobabku ay saameyn ballaaran ku yeesheen guud ahaan Bacaadweyn, gaar ahaan isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Wareysi-Cali-Gaab-.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this