Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo Gaadhi Khaasa ku deeqay Nin ka mid dadka Baahiya Gaarka ah qaba

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaan ku wareejinnay Maxamed Haldoor gaadhigii Xisbigu ugu deeqay, gaadhi baahiyihiisa oo dhan lagu soo sar-gooyey, Maxamed waxa aan u rejeynayaa mustaqbal ifaya, Ilaahayna waxa aan u weydiinayaa inta laxaadkoodu kala dhiman yahay in uu bulshada u geliyo naxariis, & walaaltinimo pic.twitter.com/IrmcRS9Fug

— Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) April 30, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this