Sign in to follow this  
Deeq A.

Bukaankii u horreeyay oo xanuunka COVID-19 ugu geeriyooday Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Puntland ayaa xaqiijisay in bukaankii ugu horreeyay gudaha Puntland ugu geeriyooday xanuunka COVID-19  sida ay shaacisay wasaaradda Caafimaadka.

Marxuumka ayaa 21-ki bishaan April ku geeriyooday degmada Galdogob ee gobolka Mudug kadib markii laga qaaday dheecaan si loo xaqiijiyo in uu qabo xanuunka Coronavirus.

Sidoo kale Puntland waxay sheegtay in tirada dadka laga helay cudurka ee degaannada Puntland ay gaartay 11 ruux balse aysan jirin cid weli ka bogsatay.

PUNTLAND POST

The post Bukaankii u horreeyay oo xanuunka COVID-19 ugu geeriyooday Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this