Sign in to follow this  
Deeq A.

Hodan iyo Waaberi oo isku-garab-dhacay

Recommended Posts

Deeq A.   
Tartaankii xalay dhexmaray Dagmooyinka Hodan iyo Waaberi waxa uu ku soo dhamaaday bar bar dhac dagma walba waxa ay la timid min 12 Dhibcood.
Kulankaan ayaa wuxuu ahaa kan ugu dambeeyay is-aragga koowaad ee heerka Group-yadda wareegiisa koowaad.
Tartameyaasha degmooyinka ayaa soo bandhigay aqoontooda, waxaana ay su’aallaha kaga soo jawaabeen si hufan.
Caawa waxaa isku fara-saari doona tartan aqooneedka Shabakada Warbaahinta Shabelle degmooyinka Wadajir iyo Howlwadaag.
Taaba-gelinta sanadkaan tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan waa dalada Somali Forex Association ee loo soo gaabiyo (SOFA), halka su’aal diyaarintuna ay tahay Jaamacadda caalamiga ah ee Princeton International University ee M/ Muqdisho.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this