Deeq A. Posted April 30, 2020 Muruq-maalatada ka shaqeeya Kaawada degaanka Gubadley ee duleeedka magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dhul boob iyo barakacin ay sheegeen in ay ku hayaan saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya. Qaar ka mid ah xoogsatadaasi oo la hadlay Raadiyaha Shabelle ayaa sheegay in ciidamada dhibaatada wada ay hoggaaminayaan Saney Cabdulle Gaab iyo Cusmaan Xaadoole. Sidoo kale, waxay ka codsadeen madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay soo fara-geliyaan arrintooda si xal waara looga gaaro. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/War-Cadaani-Cabasho-Dhul.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites