Sign in to follow this  
Deeq A.

Saraakiil ciidan oo lagu eedeeyay dhul boob + magacyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Muruq-maalatada ka shaqeeya Kaawada degaanka Gubadley ee duleeedka magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya dhul boob iyo barakacin ay sheegeen in ay ku hayaan saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya.

Qaar ka mid ah xoogsatadaasi oo la hadlay Raadiyaha Shabelle ayaa sheegay in ciidamada dhibaatada wada ay hoggaaminayaan Saney Cabdulle Gaab iyo Cusmaan Xaadoole.

Sidoo kale, waxay ka codsadeen madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay soo fara-geliyaan arrintooda si xal waara looga gaaro.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/War-Cadaani-Cabasho-Dhul.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this