Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo Fariin Muhiina u diray Ganacsatada Qaadka

Recommended Posts

Deeq A.   

Shacabka iyo ganacsatada qaadka reer SL, waxa aan ku adkaynayaa in ay si wanaagsan oo hagar la'aan ah ugu hoggaansamaan muddada kooban ee la mamnuucay keenista iyo ka ganacsiga qaadka si aynu u kordhinno fayo-dhowrka iyo bad-qabka bulshadeenna ee cudurka safmarka ah ee Covid19. pic.twitter.com/Te0tmvFMl8

— Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) April 29, 2020

Waxa aan la qeybsanayaa murugada iyo dhibka ka soo gaadhay deegaanka Qardho fatahaadda aafeysay ee naf iyo hanti-ba leh, Ilaahayna waxa aan uga baryayaa in uu u naxariisto inta dhimatay, cawil kheyr qabana ugu beddelo dhibka ka soo gaadhay, kana samata-bixiyo inta hadhay… pic.twitter.com/zK1cyu0JdY

— Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) April 29, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this