Sign in to follow this  
Deeq A.

Isbaarooyin horleh oo la dhigtay Shabeellaha Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Rag ku labisan dareeska ciidamadda dowladda Soomaaliya ayaa lagu waramay in ay isbaarooyin horleh ay dhigteen wadada isku xirta degaanka Lamber 50 iyo Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Illo wareedyo dadka degaanka ah ayaa u sheegay Raadiyaha Shabeelle in dableyda ay lacago ka qaadanayaan gaadiidka.

Sidda ay ka dhawaajiyeen dadweynaha la hadlay Shabelle, tani ayaa saameyn xoogan waxay ku yeelatay isu socodka.

Taliska Ciidamadda Xoogga Soomaaliyeed ayaa dhowaan digniin u diray ciidamadda xoogga ee ku lug-yeesha falalka burcadnimadda ah oo ay kamid tahay Isbaarooyinka, waxaana loo sheegay in talaabo laga qaadayo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this