Saalax

Gabiley elders, Somaliland region come out against khat ban

Recommended Posts

gooni   

Inqilaab yaa kugu socda joojinta qaadka, macnaha habraha kale yaa doonaya in ciidanku lumo halkaasna lagaaga faa'iidaysto mudane biixi.

Qaadku wuu noo hiiliyay berigii joojintii siyaad barre, macnaha jamhuuriyada barakaysanba jaadkaa xoreeyay.

Dadka markaad waalli ku ogayd, Waa ladnaadeen mooyee, waa buskoodeen lama rumaysto.

Jaadku waa xaaraan
Qofka ka ganacsada lagama kafni karo markuu dhinto maalkiisii, waa kasab daroogo ama maan-dooriye.

Caruurta lagu koriyo waxaa ka barako badan kuwa yaanyada iyo basasha gada maalina qada maalina hela.

Oday dhaqameed mujtamiciisa daroogo inay cunaan ugu doodaya waa masiibo aad u wayn. 

Waxaa aakhiradooda iyo aduunkoodaba u fiicnayd inay dhahaan ciidan yar noo soo dira anagaa la shaqaynayna oo naqaan jidadka ay kasoo galaan.

Allaha soo hadeeyo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
4 hours ago, gooni said:

Dhaqaale bay ka heeli jireen odayaadan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.