Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo la kulmay guddiga gurmadka fatahaada Qardho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlayey saamaynta ballaaran ee ay yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay degmada Qardho, kaas oo sababay dhimasho, burbur hantiyeed iyo barakac intaba.

Siciid Deni ayaa kala hadlay xubnaha guddiga gurmadka fatahaada, sidii qiimeyn loogu sameyn lahaa khaasaraha ka dhashay daadadkaasi, si deg-deg wax looga qabto.

Xaaladda Qardho ayaa weli ah mid adag, waxaana haatan socda gurmad xoogan oo loo fidinayo qoysaskii ay saameynta ku yeesheen daadadkii ku rogmaday magaaladaasi.

Halkaan hoose ka daawo Sawirrada:-

95144124_902697823477072_3058614123228037120_o 95275747_902699086810279_5891673808363847680_o 94688629_902697800143741_8073961968660119552_o 94689324_902697830143738_8576485120955908096_o

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this