Deeq A. Posted April 29, 2020 Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni), isagoo ka duulaya saameynta ballaaran ee ay yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay Qardho ayaa wuxuu magacaabay guddiga gurmadka fatahaada ee degmadaasi. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Demoqradiyaynta iyo Federalka (Guddoomiye) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Wasiirka Wasaaradda Deeganka, Beeraha iyo. Isbadalka Cimiladda Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Dhaqalaha Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadidka Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Biyaha iyo Macdanta Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Agaasimaha Guud Hay’adda HADMA General Khalif Ciise Mudane La taliyaha Madaxweynaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Xildhibaan Sharmaake Cali Cilmi Xildhibaan Ahmeddaad Jaamac Diiriye Xildhibaan Maxamed Maxamuud Barre Siyaasi Cali Abdi Awaare Guddomiyaha Gobolka Karkaar Taliyaha Qaybta Gobolka Karkaar Guddomiyaha Degmada Qardho Fu’aad Maxamuud Nuur Culumadda Agaasimaha Guud Hay’adda HADMA General Khalif Ciise Mudane La taliyaha Madaxweynaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Xildhibaan Sharmaake Cali Cilmi Xildhibaan Ahmeddaad Jaamac Diiriye Xildhibaan Maxamed Maxamuud Barre Siyaasi Cali Abdi Awaare Guddomiyaha Gobolka Karkaar Taliyaha Qaybta Gobolka Karkaar View the full article Share this post Link to post Share on other sites