Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo guddi u magacaabay daadadkii Qardho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni), isagoo ka duulaya saameynta ballaaran ee ay yeesheen roobabkii daadadka watay ee ka da’ay Qardho ayaa wuxuu magacaabay guddiga gurmadka fatahaada ee degmadaasi.

  1. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Demoqradiyaynta iyo Federalka (Guddoomiye)
  2. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
  3. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga
  4. Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska
  5. Wasiirka Wasaaradda Deeganka, Beeraha iyo. Isbadalka Cimiladda
  6. Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Dhaqalaha
  7. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadidka
  8. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka
  9. Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Biyaha iyo Macdanta
  10. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska
  11. Agaasimaha Guud Hay’adda HADMA
  12. General Khalif Ciise Mudane La taliyaha Madaxweynaha
  13. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada
  14. Xildhibaan Sharmaake Cali Cilmi
  15. Xildhibaan Ahmeddaad Jaamac Diiriye
  16. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Barre
  17. Siyaasi Cali Abdi Awaare
  18. Guddomiyaha Gobolka Karkaar
  19. Taliyaha Qaybta Gobolka Karkaar
  20. Guddomiyaha Degmada Qardho
  21. Fu’aad Maxamuud Nuur Culumadda
  1. Agaasimaha Guud Hay’adda HADMA
  2. General Khalif Ciise Mudane La taliyaha Madaxweynaha
  3. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada
  4. Xildhibaan Sharmaake Cali Cilmi
  5. Xildhibaan Ahmeddaad Jaamac Diiriye
  6. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Barre
  7. Siyaasi Cali Abdi Awaare
  8. Guddomiyaha Gobolka Karkaar
  9. Taliyaha Qaybta Gobolka Karkaar

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this