Che -Guevara Posted October 17, 2008 Xiin's vs AT's Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted October 17, 2008 Heheheh I see someone i know in this pictures jaamacey One of the best somalian playerz of all time Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 17, 2008 Loooooooooooooooool War waa kuraydaanagii reer Waamo... Carrasan! Inkastoo hal iyo laba odey ku jiraan oo diidan in la yiraahdo way idin ka dhamaatay hadana...Alla yaa football cayaaray oo aan reer Waamo ka ahayn? Wiil hoog! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 17, 2008 AfroGal...You do love football-hubby must be luckly man. Paragon...Xiin himself might be in there. Reer Waamo sixirloo ahaan lami dhihin jirinoo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 17, 2008 Qaarkood waala ciyaaraa, inkastoo cuslaadeena wali looma gali karo. Waxaa kamid ah C/samad, kuwa taagan second from left. Reer Kismaayo waaye, and I think xulka Kismaayo ayuu u ciyaari jiray. Others waxaa ka muuqdo Mukhtaar Cuti [kuwa fadhiyo dhexda ah, best known football player], Cantar Jeenyo iyo kuwa kale. Only Yuusuf Shaqaaq ayaa ka maqan sawirka inta ka joogto Reer Toronto oo ciyaarihii hore ciyaari jiray, dhaqtarkaas looma gali karo asagana. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 17, 2008 loooooooool@che. Che, Aw Tusbaxle meeshuu ka yimid maqaar malaga ciyaaro saaxiib. Saaxiibkeen wuxuu ciyaari jiray ultan . ^^Is that Baashi? I mean the man with the ball? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 17, 2008 ^^^ lol@ultan, bugle xataa ma uusan arkin miyaa lol@baashi miyaa ehehe, mid xiin u eg baa meesha ka muuqda, talaw ma kan madaxa cadaadeybaa, horey baa odey Soomaaliyeed oo wax kasta jawaab u hayey la weydiiyey, mana ahan kii dhihi jirey "fiihi qawleyn" odeygan waxaa la weydiiyey su'aala dhowr ah ay ka mid ahaayeen, waa maxey cirro?, waa maxey hindhiso? wuxuu ku jawaabey cirradu waa madaxii oo ingagey, hindhasaduna waa madax jimicsigiis Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted October 17, 2008 ^Keed umaleyneysaa inuu u egyahay? I have one in mind. There's also one that resembles Ngonge in there (a certain bidaarloof ). Facebook dad khabardaar ah buu fashilay...including you yaa nuune Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 17, 2008 lol@bidaarloof, Ngonge waraa heesto ehehe Haneefooy, qofkaad nuune moodeyso in Facebook ma ahan, ee dib ugu laabo, malaha indhaha ayaa yacyacood ku noqdey kaan Xiin u maleeyey waa kan taagan gadiga kale ee dhanka midig Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted October 17, 2008 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Qaarkood waala ciyaaraa, inkastoo cuslaadeena wali looma gali karo. Waxaa kamid ah C/samad, kuwa taagan second from left. Reer Kismaayo waaye, and I think xulka Kismaayo ayuu u ciyaari jiray. MMA...Raggeedii aa tahay...runtaa waaye...Kista uu ucayaari jiray kadibna wuxuu u wareegay Muqdisho oo uu u cayaari jiray Municapality but sawirka aan ku qoslay oo aan rumeysan waayey waa sawirka the bold dude standing 3rd from right and again standing left oo gacmaha gadaal marsaday...he's my cousin and my bro's best buddy...his name is Abdulaziz Muhammad Hussein aka Abdi-Yare...born and bred Kismayo...Farjano... I can't believe Abdi-Yare is playing football because all I remember is him sitting and watching while his mates were playing...in other words ma eheen dadka jecel maqaarka and you could tell because wuxuu ku ahaa rubbish but I have to give it to him...meel kale ayuu uga fiicnaa all his mates... Salam Aleikum W.W Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted October 17, 2008 Nuune, Mise dhanka bidix? Lol. Don't worry, my gaze is always lowered so si fiican uma sii eegin. Dad safan umbaan arkay Paragon, maxaad ku qosleysaa? Lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 17, 2008 Haneefah, paragon jabkeena ayuu jecelyahay, raggii safnaa ee la moodayey in dhangad lala soo wada dhacey ayuu ku qoslayaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 17, 2008 lool@bugle Waryee nuune hana kashifin ninyahow. Ninka aa sheegaysid BOB adeerkiis waaye, via afmadow uu degenaan jirey lool istaghfuralaah! nuune, adiga xariifka kooxda Aw Tusbaxle u dheela ee dhulka seexday maa tahay? lool@si fican umasii eegin kuma lahoo. That's Haneefah at her best. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted October 17, 2008 ^oo sooka isaguba ku jiray maha (or maybe not); I can pick on him too to make you feel better. Xiin: are you doubting me? Quote Share this post Link to post Share on other sites