Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Jeesow oo si adag uga hadlay khilaafka HirShabelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee HirShabelle.

Jeesow ayaa sheegay in khilaafka u dhexeeya madaxda maamulkaasi uu yimid, kadib markii ay isku fahmi waayeen, sidii ay markale ku soo laaban lahaayeen.

Sidoo kale wuxuu nasiib darro ku tilmaamay in dano gaar ahaaneed la’isku qabto xilli dalka uu ku jiro xaalad adag oo uu sababay cudurka faafa ee Coronavirus.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Xil-jeesow-.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this