Deeq A. Posted April 27, 2020 Shirkadda korontada BECO ayaa maanta ku dhawaaqday qiimo dhimis ballaaran oo ay u sameyneyso macaamiisheeda ku sugan magaalada Muqdisho. BECO ayaa u jeedka qiimo dhismistaan ku sheegtay, sidii ay dadka Soomaaliyeed ula qeybsan laheyd xilliga adag ee lagu jiro, kaas oo uu sababay cudurka Covid-19. Madaxa howlgalinta shirkadda Korontada BECO, Mudane Cali Maxamed Kaariye oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin guud ka bixiyey qiimo dhismista ay shirkada sameyneyso, wuxuuna sheegay inay bilaaban doono kowda bisha soo socota ee May. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Beco.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites