Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo dib u soo celineyso Soomaali ku xayiran Sacuudiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka caafimaadka oo sheegtay in dowladdu ay ku howlantahay inay dalka ku soo celiso mawaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayiran Sucuudiga iyo dalal kale.

Sidoo kale Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa  xaqiijisay in ay la soconeyso xaaladda mawaadiniin ku xayirnaa dalka Turkiga oo dalka dib loogu soo celiyay.

Dowladda ayaa qaaday tillaaboyin lagu xakameynayo cudurkaan COVID-19 ee dunida dhibaatada badan ku haya, waxay mawaadiniinta Soomaaliyeed ugu baaqeysa inay wadajir u qaataan talooyinka caafimaad ee qaybta ka ah dadaallada lagu xakameynayo COVID-19.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this