Sign in to follow this  
Deeq A.

Kiisaska Covid-19 ee Puntland oo gaarey tobban

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Maamul goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay afar kiis cusub oo ah fayruska safmareenka ah ee Corona.

Bukaanada cusub ayaa kamid ahaa tobban qof oo maanta laga baarey caabuqa dilaaga ah, sidda lagu sheegay warbixinta guddiga.

Warbixinta ayaa intaas ku dartay in illaa iyo haatan aysan jirin cid u dhimatay caabuqa ama kasoo caafimaadey fayruska.

Sikastaba ha ahaatee, shaacinta kiisaska cusub ayaa ka dhigan wadarta xaalada xanuunka ee Puntland ay tahay tobban.

Warbixinta oo kooban

Image

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this