Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiiro ka dhimanaa Galmudug oo la magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye [Qoor-qoor] ayaa magacaabay wasiiro ka dhimanaa Golahiisa Xukuumadda, sidda lagu sheegay wareegto.

Digreetada hoos ka akhriso

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug Mud: Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor”
Markuu arkay: qodobka 50aad, farqadiisa 4aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug;

Markuu tixgeliyay: baahida looqabo magacaabidda Golaha Wasiirada Galmudug;

Markuu Garowsaday: Hawlaha baaxadda leh ee shacabka Galmudug ka sugayaan xukuumadda cusub;

Markuu la tashaday : Madaxweyne ku- xigeenka Galmudug.

Wuxuu xeeriyay magacaabidda laba wasaaradood oo ka dhinaa Golaha wasiirrada Galmudug oo kala ah:-

1) Cabdinaasir Geelle Elmi, wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha.

2) Maxamed Cabdi Maxamed, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

94368634_3029160193802462_4976254035196641280_o.jpg?_nc_cat=102&_nc_sid=8024bb&_nc_oc=AQlQ5p6aOz1DPJpa_LwhPKJMTWEXoBLd1H-RU2NfQKpQcM7kY4eVJHZsSEHSp6DtGjk&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&_nc_tp=7&oh=8805ad4cdd5c02db4bd064a03bbab916&oe=5ECACA5B

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this