Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay labo wasiir oo cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta magacaabay labo Wasiir oo ka dhimanaa golihiisa wasiiradda.

Wareegto ka soo baxday Madaxweyne Qoorqoor ayaa Cabdinaasir Geelle Cilmi loogu magacaabay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha, halka Maxamed Cabdi Maxamed, loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda xanaanada Xoolaha.

Galmuudg.jpg?w=1000&ssl=1

Madaxweynaha Galmudug ayaa 24 bishan magacaabay 23 Wasiir oo ay ku jiraan labo Xildhaan oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya iyo labo xubnood oo haween ah.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay labo wasiir oo cusub appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this