Deeq A. Posted April 26, 2020 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay guryahooda ku booqday qoysaskii ay ka baxeen Allaha u naxariisto Madiina Cabdullaahi Cabdi iyo Xasan Cali Cadaawe oo si sharci darra ah lagu dilay in kastoo dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigtay gacan ku dhiiglihii dilkaas geystay. Filish ayaa qoysaskii uu la kulmay u sheegay in maamulka gobolka uu ka faala qaaday nolashooda, islamarkaana dhawaan sharciga la horkeeni doono askarigii dilka geystay. Halkaan hoose ka daawo Sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites