Sign in to follow this  
Hunguri

Hiddaha Dhaqanka Soomaaliyeed

Recommended Posts

Hunguri   

Yaa Geel raaci jiray oo meesha ku jira :D , yaase wax ku darsanaya erayadan hoos ku qoran. Qofkii macnohooda garanayaana ha inoo sharraxo..

 

Irmaan

 

Horweyn

 

Dhaqayo

 

Eri-dhaban

 

Ugub

 

Cadeysin

 

Gorey-ciil

 

Doob-dilaacsi

 

Godlasho

 

Dambar

 

Gaagax

 

Qallax

 

Qabaal

 

Ragaadis

 

Maqqaar-Saar

 

Sidig

 

Hoggaan

 

Dabar

 

Heeryo

 

Abjad

 

Qobtol

 

Dhafar

 

 

Meeyey Abtigiis & Tolka, isagaa Geel jire ahaan jiraye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Irmaan = halo irmaan ah

 

Horweyn = geel aan xerada reerkii lahaa usoo hoyan

 

Dhaqayo

 

Eri-dhaban

 

Ugub = hal aan weli curan

 

Cadeysin = awr aan cidina raran

 

Gorey-ciil

 

Doob-dilaacsi

 

Godlasho = hal irmaan oo caanaheedu diyaar yihiin

 

Dambar = hashuu markay dhasho caanaha ugu horreeya ee laga liso

 

Gaagax = hal inta godlatay, si wax ka noqdeen oo caanihii ceshatay

 

Qallax

 

Qabaal = kii reer cali gerigu isku laayeen

 

Ragaadis

 

Maqqaar-Saar = hal ilmihii ka dhinteen, oo been loo sheegay

 

Sidig

 

Hoggaan = xariga ritiga lagu kexeeyo

 

Dabar = xariga ritigu lagu xiro si uusan u dhaqaaqin

 

Heeryo = alaab la tolay oo awrta dusha laga saaro

 

Abjad

 

Qobtol = alaab culays ah dadka faqrigaa huwadaan

 

Dhafar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

smile.gif Xiin, wali waad haysaa. Wax maka xusuusataa, Somalidu waxay sannadka ku xisaabsan jirtay.

 

Jiilaal:

 

(1)Todob

(2)Diraac

(3)Daydo

 

Gu:

 

(1)Seerma-Waydo

(2)Dirir Cawleed

(3)Dirir Sagaal

 

Xagaa:

 

(1)Samalaho ( Dabshidka)

(2)Karan

(3)Weer-Weer

 

Deyr:

 

(1) Deyr-Daalalo

(2)Dambarsame

(3)Gudban

 

PS:

 

Dambarsame (November 15th ) Waa habeenka reer Miyigu, adhiga Wananka iyo Orgida ku sii daayaan. In this way, mating is determined in a way that the lambs, which will be born about 150 days later, are delivered in a season of abundance in the middle of "G" rains ( Spring )around April 15th.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Geeljirnimo is overrated in Soomaali dhaqan. Aad iyo aad loo buun buuniye. Buun buunis siyaasad ku bilowday ahayd.

 

Lo'raacato, beeraleyda, malaaydabatada, dadka kale xirfooyinka kale ku shaqeysto dhan haddii la isku dar ka badan geeljirnimo/geeljireyaasha.

 

Don't get me wrong, my own sub-clan's name waxaaba lagu samiye dad geel (ama gaal) jecel, which means inee reeraheyga geeljirto kasoo jeedaan, nonetheless nomadism in Soomaali culture's context aad loo buun buuniye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
money   

Originally posted by Rain:

quote:Originally posted by Hunguri:

24575_115794191768224_100000129304350_27

 

ancient-egypt-history2..imagech004885_lrRaggaan waa laguu yaqaan oo waa isir, nafdays, aw-isir, haruuse, shadoor (xudur), canyuubis

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   
Originally posted by Hunguri:

smile.gif Xiin, wali waad haysaa. Wax maka xusuusataa, Somalidu waxay sannadka ku xisaabsan jirtay.

 

Jiilaal:

 

(1)Todob

(2)Diraac

(3)Daydo

 

Gu:

 

(1)Seerma-Waydo

(2)Dirir Cawleed

(3)Dirir Sagaal

 

Xagaa:

 

(1)Samalaho ( Dabshidka)

(2)Karan

(3)Weer-Weer

 

Deyr:

 

(1) Deyr-Daalalo

(2)Dambarsame

(3)Gudban

 

PS:

 

Dambarsame (November 15th ) Waa habeenka reer Miyigu, adhiga Wananka iyo Orgida ku sii daayaan. In this way, mating is determined in a way that the lambs, which will be born about 150 days later, are delivered in a season of abundance in the middle of "G" rains ( Spring )around April 15th. [/quote

 

Magacayada xilliyada iyo roobabka saan soo mahayn

 

gu'

 

1.Todob

2.Aminla'

3.ceel ka geeye.

4. go'an

 

xaggaa

 

1 xagaayo

 

 

Dayr

 

1. dayr weyn

2. xays

3. ximir .

 

jiilaal ama diraac

 

0

Share this post


Link to post
Share on other sites
RaMpAgE   

Why does everything to do with Hiddaha iyo Dhaqanka of Somalia have to do with a bunch of Geel-Jires.

 

The notion that Somalis, were just a bunch of nomads is flawed, when we were in fact a nation that use to trade with the rest of the world, that had numerous cities and many kingdoms.

 

My believe is that we are too lazy to reasearch about our history and culture, and turn to a primitive nomad-ism as the source of our culture.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Haatu:

^ Sheekh, waxaada waan is cadeyn un waaye
:D

lol...Haatu...nothing wrong with that number one tilmaanta ayaa halkaas la gashay, tan labaad "Litacaarafuu" ka raac. Inuu dad ku dilo, ku dooxo, ku dulmo, ku daandaansado, ku dulleysto amaba ku duulo ayaa la diidan yahay! Intaan ka aqaan MMA waa akhyaar intaasba ka dheer.

 

Mowduuca ayaan dib ugu soo noqon iyo erayada aan weli la fasirin mar dhow insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this