Deeq A. Posted April 25, 2020 Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka HirShabelle ayaa maanta mooshin culus ka gudbiyey guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, Sheekh Cismaan Barre Maxamed. Illaa 69 mudane ayaa saxiixay mooshinka, kuwaas oo eedeymo kula duwan u jeediyey guddoomiyaha. Xubnaha mooshinka keenay ayaa sheegay in guddoomiye Barre uu jabiyey Dastuurka u yaalla HirShabelle, sidoo kalena uu sameeyey ku takrifal awoodeed. Halkaan hoose ka aqriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites