Sign in to follow this  
Deeq A.

Mooshin culus oo laga gudbiyey guddoomiye Barre

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka HirShabelle ayaa maanta mooshin culus ka gudbiyey guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, Sheekh Cismaan Barre Maxamed.

Illaa 69 mudane ayaa saxiixay mooshinka, kuwaas oo eedeymo kula duwan u jeediyey guddoomiyaha.

Xubnaha mooshinka keenay ayaa sheegay in guddoomiye Barre uu jabiyey Dastuurka u yaalla HirShabelle, sidoo kalena uu sameeyey ku takrifal awoodeed.

Halkaan hoose ka aqriso:

 

01020203 04 05

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this