Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Ciidammada Millatariga Somaliland Oo Xukuntay 5 Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Booliska

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda ciidamada millatariga Somaliland ayaa ku xukuntay shan askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland xabsi u dhaxeeya 10 sano illaa 12 sano.

Askartan ayaa lagu helay dambi ah: awood sheegasho iyo laaluush qaadasho, iyadoo ay soo dacweysay gabadh muwaadinad ah oo kiiskooda dhibbane ka ahayd.

Kiiska askartan iyo gabadha ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this