Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoolaha Soomaalida oo Laga Qaaday Xayiraddii Suuqyada Sucuudiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseenoo maanta shir ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in lagu guulaystay in dib loo fasaxo xoolihii ka dhoofi jiray dalka ee loo iibgeyn jiray wadanka Sucuudi Carabiya, kaas oo xariynaa muddo ku dhow lix sanadood ah.

Wasiirka ayaa sheegay in xoolaha loo dhoofin jiray wadamada carbeed laga heli jiray lacago badan kuwaas oo kaabi jiray dhaqaalaha dalka dhiiro gelina u ahaa dadka xoola dhaqata Soomaaliyeed oo xoolahooda u halayey iib fiican.

                                                                                               Halkaan ka Akhriso

hhhhh-768x1024.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this