Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo dad horleh u karantiishay Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Dowladda goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu karantiilay todoba qof oo horleh, kuwaas oo looga shakiyey fayruska safmarka ah ee Corona. Shaqsiyaadkaas waxaa laga qaadey dheecaanada.

Guddiga wacyi-gelinta iyo ka hortagga cudurka ee maamulkaas ayaa ku dhawaaqay in ay sii kordheysuo halista xanuunka.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka guddiga

93790676_121641799495730_2902215096757387264_o.jpg?_nc_cat=103&_nc_sid=110474&_nc_oc=AQnVUo5OL2wcnGB33Tx5cPp9cD5yYutZGO7X4XxxkxGeJ9KuliOp7TOCS6KpbpGLluA&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&_nc_tp=7&oh=f35f54c66e822e525b8f447e77889015&oe=5EC466F2

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this