Deeq A. Posted April 22, 2020 Garowe (SMN) – Dowladda goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu karantiilay todoba qof oo horleh, kuwaas oo looga shakiyey fayruska safmarka ah ee Corona. Shaqsiyaadkaas waxaa laga qaadey dheecaanada. Guddiga wacyi-gelinta iyo ka hortagga cudurka ee maamulkaas ayaa ku dhawaaqay in ay sii kordheysuo halista xanuunka. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka guddiga View the full article Share this post Link to post Share on other sites