Sign in to follow this  
Deeq A.

DFS oo fariin la xiriirta Covid-19 u dirtay shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   
Muqdisho (SMN) – Wasiirka Caafimaadka iyoDaryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa mar kale ugu baaqday dadkaSoomaaliyeed inay qaataan talooyinka caafimaad ee qaybta ka ah dadaallada laguxakameynayo cudurka sida dhaqsaha u faafa ee COVID-19.
Marwo Fowziya Abiikar Nuur oosheegtay in dowlladu ay wado dadaallo aan hakad laheyn oo lagu doonayo in laguyareeyo faafitaanka iyo saameynta uu bulshada ku yeelanayo cudurka, ayaa caddeysayin wadajirka shacabka iyo dowladdu uu muhiim u yahay howsha socota.
“Dowladda Soomaaliya oo daryeelka bulshada u yahay muhiimadda Koowaad ayaa dadaal xooggan ugu jirtaxakameynta cudurkaan COVID-19 ee dhibaatada badan ku haya caalamka,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this