Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo ka hortimid mashruuca DF ee baxnaano

Recommended Posts

Deeq A.   

War-saxaafadeed ka soo baxay Somaliland ayaa waxaa looga hadlay mashruuca la magac baxay baxnaano ee uu dhowaan daah-furay madaxweynaha Soomaaliya.

Somaliland ayaa si weyn uga hortimid mashruucaasi, iyada oo sheegtay in aan laga fulin doonin deegaanadeeda.

Barnaamijkaan oo ah mid ballaaran ayaa waxa ay dowladda federaalka sheegtay in loogu tala-galay caawinta dadka danta-yar ee ku dhaqan gudaha dalka.

Hlakaan hoose ka aqriso:-

6

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this