Deeq A. Posted April 22, 2020 War-saxaafadeed ka soo baxay Somaliland ayaa waxaa looga hadlay mashruuca la magac baxay baxnaano ee uu dhowaan daah-furay madaxweynaha Soomaaliya. Somaliland ayaa si weyn uga hortimid mashruucaasi, iyada oo sheegtay in aan laga fulin doonin deegaanadeeda. Barnaamijkaan oo ah mid ballaaran ayaa waxa ay dowladda federaalka sheegtay in loogu tala-galay caawinta dadka danta-yar ee ku dhaqan gudaha dalka. Hlakaan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites