Sign in to follow this  
Deeq A.

Isu socodka Gaadiidka Boosaaso & garoowe oo xaniban+Sababta keliftay+Sawirro Qurxoon

Recommended Posts

Deeq A.   

Isu socodka Gaadiidka Boosaaso & garoowe oo xaniban+Sababta keiftay

gaadiid2.jpg
Gaadiid wada safaro ka soo  baxay magaalada Boosaaso ayaa tan &  Saaka oo Arbaco ah ku xanniban nawaaxiga kantaroolka Koonfureed ee Boosaaso kadib markii ay go’day buundo halkaasi ku taallay.

gaadiid3.jpg

Buundada ayaa go’day kadib markii daadad xooggan oo ka dhashay roobabka gu’ga ay ku soo rogmadeen degaanka islamarkaana buux dhaafiyeen togga ay saarantahay buundadaas go’day sida ay Warbaahinta u sheegeen dad halkaasi ku xayiran.

gadiid1.jpg

Gaadiidka ayaa haatan labada dhinac kaga xanniban buundada go’an waxaana jirta in gaadiidka u badan ay ku xanniban yihiin dhinac Boosaaso xigta kuwaas oo ay saaran yihiin dad ka soo ambabaxay gudaha Boosaaso.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this