Deeq A. Posted April 22, 2020 Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay war ka soo saartay xariga Wariye Maxamed Cabdiwahaab Nuur Abuuja oo ku xiran magaalada Muqdisho. Qoraalka wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in wariye Abuuja loo heysto eedeymo la xariiro Al-Shabaabnimo iyo sidoo kale dil ka dhacay degmada Boondheere. Sidoo kale waxaa war-saxaafadeedkaan lagu sheegay in gal dacwadeedka eedeysanaha loo gudbinayo hay’adaha garsoorka dalka. Halkaan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites