Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa sidee u diyaar garowga bisha Ramadaan ee Muqdisho?

Recommended Posts

Deeq A.   

Xilli waqti kobaan ay ka dhiman tahay bilashada bisha Ramadaan ayaa waxaan laga daremeynin suuqyada magalada Muqdisho wax dhaq dhaqaaq ganacsi ah.

Arrintaan ayaa waxa loo sababeynayaa inay la xiriirto cabsida laga qabo cudurka Corona iyo xayiraada la soo rogay, iyadoo aysan jirin lacago ka imaanaya dalka dibadiisa.

Maalmahaan oo kale ayaa waxaa suuqyada caasimadda ay ahaan jireen kuwo si aad ah looga dareemo u diyaar garowga bisha Soon.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Safa.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this