Deeq A. Posted April 22, 2020 Illaa 7 ruux ayaa lagu soo warramayaa in cudurka Shuban Biyoodka ay ugu geeriyoodeen deegaanka Garashbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho. Dadka geeriyooday ayaa isugu jira caruur iyo dad da’ah, waxaana jira cabsi laga qabo in cudurku uu ku sii fido xeryaha barakacayaasha ee ku yaalla halkaasi. Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa Idaacadda Shabelle uga warantay, sida ay xaaladoodu tahay. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/cod-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites