cadnaan1 Posted April 22, 2020 Â Adi lee dubo adi lee daangeyso!! Mashruuca Baxnaano ee dhowaan dowladda Federaalka daah furtay, ayna maalgelineyso Bangiga Adduunka sahanka laga sameeyay gobolada dalka ee qoysaska danta yar ee carruurtooda 5 sano ka yar tahay ayaa sahankii laga saameeyay degmooyinka gobolada dalka. degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa noqotay tan ay ku nool yihiin qoysaska carruurta da'dooda ka yar tahay 5 sano waa 46,062 (afartan iyo lix kun iyo lixdan labo) waxay labo jibaar ka badan yihiin degmooyin waa weyn oo caasimado ah, sida Xudur, Dhuusamareeb iyo Beledweyne Sahankan waxaa sameeyay Wasaaradda Qorsheynta iyo Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo shuruudaha soo gudbisay, iyadoo sidaas tahay waxaa ka muuqata sahanka cadaalad darro iyo sinaan la,aan marka la isu barbaro dhigo Badhan iyo deegaanada kale ee Koofurta Soomaaliya oo ah meelaha ugu badan ay ku nool yihiin qoysaska danta yar ee barakacay sida Beledweyne oo kale. Wasaaradda sahanka sameysay ee Qorsheynta waxaa wasiir ka ah Jamaal Maxamed Xasan, mala dhihi karaa degmadii uu ka soo jeeday ee deegaan doorashadiisa aheyd ayuu u sad badiyay, marka loo eego mashruucan oo ku baxaya mallaayiinta dollar ee taakulada ama lacagta la siinayo qoysaska danta yar. M.FACEBOOK.COM Adi lee dubo adi lee daangeyso!! Mashruuca Baxnaano ee dhowaan dowladda Federaalka daah furtay, ayna... Â Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted April 22, 2020 Somalida wax idaba Marin iyo kusuq kama dhamaadaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 22, 2020 16 minutes ago, cadnaan1 said:  Adi lee dubo adi lee daangeyso!! Mashruuca Baxnaano ee dhowaan dowladda Federaalka daah furtay, ayna maalgelineyso Bangiga Adduunka sahanka laga sameeyay gobolada dalka ee qoysaska danta yar ee carruurtooda 5 sano ka yar tahay ayaa sahankii laga saameeyay degmooyinka gobolada dalka. degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa noqotay tan ay ku nool yihiin qoysaska carruurta da'dooda ka yar tahay 5 sano waa 46,062 (afartan iyo lix kun iyo lixdan labo) waxay labo jibaar ka badan yihiin degmooyin waa weyn oo caasimado ah, sida Xudur, Dhuusamareeb iyo Beledweyne Sahankan waxaa sameeyay Wasaaradda Qorsheynta iyo Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo shuruudaha soo gudbisay, iyadoo sidaas tahay waxaa ka muuqata sahanka cadaalad darro iyo sinaan la,aan marka la isu barbaro dhigo Badhan iyo deegaanada kale ee Koofurta Soomaaliya oo ah meelaha ugu badan ay ku nool yihiin qoysaska danta yar ee barakacay sida Beledweyne oo kale. Wasaaradda sahanka sameysay ee Qorsheynta waxaa wasiir ka ah Jamaal Maxamed Xasan, mala dhihi karaa degmadii uu ka soo jeeday ee deegaan doorashadiisa aheyd ayuu u sad badiyay, marka loo eego mashruucan oo ku baxaya mallaayiinta dollar ee taakulada ama lacagta la siinayo qoysaska danta yar. M.FACEBOOK.COM Adi lee dubo adi lee daangeyso!! Mashruuca Baxnaano ee dhowaan dowladda Federaalka daah furtay, ayna...  There are not even five thousand families in the whole of Badhan.This is clearly a case where the minister responsible for the distribution of this much needed aid has decided to give his entire clan a bonus!! Badhan is neither a war zone like many places in the South nor suffered any natural disaster like the flooding in Beledwayn and the locust infestation in the southern farm lands. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 22, 2020 Waa istaahilaan in loo sadburiyo badhan, waayo cidna lama qaybsan daruuf kastoo soo martay duufaano abaaro iyo barakac intaba. Wuxuu is barbar dhigayaa dhuuso mareeb iyo badhan wax walba isbaaro waa inay ka raadiyaan. 100 qoys ma degana dhuuso mareeb magac ahaana waa magaalo qadiim ah laakiin kaneeco iyo colaad looga cararay nus qarni ka badan. Xoogaa yar oo qoysas ay dab ku shitaan waa ceeb inay ka hadlaan, ayadoo boqolaal mashruuc ay ka heli karaan gobolada ay joogaan. Snm ayadu waxay noqotay ilmo yar oo ku daba socda oo marba kabta kaaga istaagaya, wax kasoo qaad ma leh, inaad dhinac uga leexato mooyee. 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted April 22, 2020 58 minutes ago, gooni said: Waa istaahilaan in loo sadburiyo badhan, waayo cidna lama qaybsan daruuf kastoo soo martay duufaano abaaro iyo barakac intaba. Wuxuu is barbar dhigayaa dhuuso mareeb iyo badhan wax walba isbaaro waa inay ka raadiyaan. 100 qoys ma degana dhuuso mareeb magac ahaana waa magaalo qadiim ah laakiin kaneeco iyo colaad looga cararay nus qarni ka badan. Xoogaa yar oo qoysas ay dab ku shitaan waa ceeb inay ka hadlaan, ayadoo boqolaal mashruuc ay ka heli karaan gobolada ay joogaan. Snm ayadu waxay noqotay ilmo yar oo ku daba socda oo marba kabta kaaga istaagaya, wax kasoo qaad ma leh, inaad dhinac uga leexato mooyee. Adigana qabiil ayaa ka dhex hadlaya war lacagtan waxay aheed in lagu caawiyo barakacayaasha collaadaha iyo abaaraha kasoo qaxay ee nolosha xun Ku dhex hayso magaalooyinka ee dad aan colaad iyo abaar toona arki in loo sadburiyo waa ceeb iyo xaq daro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
thoroughbred Posted April 22, 2020  3 hours ago, cadnaan1 said: Adigana qabiil ayaa ka dhex hadlaya war lacagtan waxay aheed in lagu caawiyo barakacayaasha collaadaha iyo abaaraha kasoo qaxay ee nolosha xun Ku dhex hayso magaalooyinka ee dad aan colaad iyo abaar toona arki in loo sadburiyo waa ceeb iyo xaq daro. waxaa wanaagsan inaad ka hadasho deegaan aad waxkataqaanid .  xoolodhaqato badan baa xoolahoodi ka dhamaaday abaarihi la soo dhaafey  baa soo degey degmada iyo tuulooyinka hoosyimada. lacagtana danyartaa baa lagu caawinaya xaqna wey  u leeyihin.   Quote Share this post Link to post Share on other sites
thoroughbred Posted April 22, 2020 Badhan district had for the last few years large internally displaced  who have lost their livestock and livelihoods due to droughts .this relief is  a good step. before you start spreading misinformation get your facts right wasiir Jamaal waxaa laga soo doorta degmada Dhahar not Badhan  the population of Badhan district in the UNFPA 2014 population estimate were 238,855   Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted April 22, 2020 39 minutes ago, thoroughbred said: Badhan district had for the last few years internal displaced who have lost their livelyhoods due to droughts .this relief is a good step. before you start spreading misinformation get your facts right wasiir Jamaal waxaa laga soo doorta degmada Dhahar not Badhan  the population of Badhan district in the UNFPA 2014 population estimate were 238,855   You telling me this little village had 238,855 population 2014. This is Google map 2020  Quote Share this post Link to post Share on other sites
thoroughbred Posted April 22, 2020 its Badhan and the villages that comes under it . 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 22, 2020 4 hours ago, gooni said: Waa istaahilaan in loo sadburiyo badhan, waayo cidna lama qaybsan daruuf kastoo soo martay duufaano abaaro iyo barakac intaba. Wuxuu is barbar dhigayaa dhuuso mareeb iyo badhan wax walba isbaaro waa inay ka raadiyaan. 100 qoys ma degana dhuuso mareeb magac ahaana waa magaalo qadiim ah laakiin kaneeco iyo colaad looga cararay nus qarni ka badan. Xoogaa yar oo qoysas ay dab ku shitaan waa ceeb inay ka hadlaan, ayadoo boqolaal mashruuc ay ka heli karaan gobolada ay joogaan. Snm ayadu waxay noqotay ilmo yar oo ku daba socda oo marba kabta kaaga istaagaya, wax kasoo qaad ma leh, inaad dhinac uga leexato mooyee. Waa mahadsantahay saxb Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 22, 2020 1 hour ago, cadnaan1 said: You telling me this little village had 238,855 population 2014. This is Google map 2020  Cadnaan , Aan kugu casumo Badhan, arinlu saa mooday maaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted April 22, 2020 1 hour ago, maakhiri1 said: Cadnaan , Aan kugu casumo Badhan, arinlu saa mooday maaha Visa Somaliland maa u soo qaataa Mise visa puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted April 23, 2020 THe UN report mentioned above was commissioned during the regime of Hassan Sheikh. The minister who supervised the project was C/raxman Caynte. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 23, 2020 12 hours ago, cadnaan1 said: Adigana qabiil ayaa ka dhex hadlaya war lacagtan waxay aheed in lagu caawiyo barakacayaasha collaadaha iyo abaaraha kasoo qaxay ee nolosha xun Ku dhex hayso magaalooyinka ee dad aan colaad iyo abaar toona arki in loo sadburiyo waa ceeb iyo xaq daro. Cadnaan Qabiil waligay igama dhex hadlin adigay kuula ekaanaysaa markaad niyadda ka shidan tahay. Intee sano yaa dayniile wax lagu cunayay xalaal iyo xaaraan midkay noqotaba, qof saxankooda gacanta kula jira miyaad aragtay? Waa maalin dab-shid waxa aad kuula wayn. Badhan waxaa ku nool dad aad u badan oo xataa Ethiopia kasoo barakacay dad xoolihii ka dhamaadeen waligeena maan maqal wax la taray. Barakacayaashu soo soomaali ma'ahan dhamaantood? Maxaa kala fadalay? 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 23, 2020 23 hours ago, cadnaan1 said:  Adi lee dubo adi lee daangeyso!! Mashruuca Baxnaano ee dhowaan dowladda Federaalka daah furtay, ayna maalgelineyso Bangiga Adduunka sahanka laga sameeyay gobolada dalka ee qoysaska danta yar ee carruurtooda 5 sano ka yar tahay ayaa sahankii laga saameeyay degmooyinka gobolada dalka. degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa noqotay tan ay ku nool yihiin qoysaska carruurta da'dooda ka yar tahay 5 sano waa 46,062 (afartan iyo lix kun iyo lixdan labo) waxay labo jibaar ka badan yihiin degmooyin waa weyn oo caasimado ah, sida Xudur, Dhuusamareeb iyo Beledweyne Sahankan waxaa sameeyay Wasaaradda Qorsheynta iyo Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo shuruudaha soo gudbisay, iyadoo sidaas tahay waxaa ka muuqata sahanka cadaalad darro iyo sinaan la,aan marka la isu barbaro dhigo Badhan iyo deegaanada kale ee Koofurta Soomaaliya oo ah meelaha ugu badan ay ku nool yihiin qoysaska danta yar ee barakacay sida Beledweyne oo kale. Wasaaradda sahanka sameysay ee Qorsheynta waxaa wasiir ka ah Jamaal Maxamed Xasan, mala dhihi karaa degmadii uu ka soo jeeday ee deegaan doorashadiisa aheyd ayuu u sad badiyay, marka loo eego mashruucan oo ku baxaya mallaayiinta dollar ee taakulada ama lacagta la siinayo qoysaska danta yar. M.FACEBOOK.COM Adi lee dubo adi lee daangeyso!! Mashruuca Baxnaano ee dhowaan dowladda Federaalka daah furtay, ayna...  Cadnaan, is this even a real statistic? I mean we just see a low-resolution cropped list, which does not include many major cities in Soomaaliya. Even if it is a real number, is it even related to the current undertaking of Baxnaan social assistance program? Quote Share this post Link to post Share on other sites