Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqortooyada Sacuudiga oo dil ku fulisay dadkii ugu badnaa Abid

Recommended Posts

Deeq A.   

Sucuudiga oo dil ku fuliyay dadkii ugu badnaa Abid

 

.

Sacuudiga ayaa fuliyay dilal gaadhaya 184 qof sanadkii la soo dhaafay, waa tiradii ugu badanayd, iyada oo horayna looga digay, waxaa sidaas sheegay Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Amnesty International.

Sidoo kale Ciraaq tirada dadka dilka lagu fuliyey ayaa laba jibaarmatay sanadkii la soo dhaafay.

Hase yeeshe, tirada guud ee dunida ayaa hoos u dhacday afartii sano ee la soo dhaafay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this