Deeq A. Posted April 21, 2020 Waxaa magalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo gobolada salka xilligaan ka curtay goobabka Gu’ga. Roobabkaasi ayaa lagu soo warramayaa inay saameyn ku yeesheen dadka danta-yar, gaar ahaan kuwa barakacayaasha ah ee ku dhaqan Muqdisho. Wariyaha Shabelle Jaamac Kadiye ayaa booqday qoysas ku nool agagaarka Warta Siigaale, kadib markii ay guryahooda qaadeen dadad ka dhashay roobabkii da’ay. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/WARKA-JAAMAC-BARAKACAYAAL-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites