Deeq A. Posted April 21, 2020 Xaafado ka tirsan magaada Muqdisho ayaa waxaa ku soo badanaya lacago sharci daro ah oo laga qaado dadka dhisanaya guryahooda, sida ogaatay Shabelle oo baaris sameysay. Arrintaan ayaa imaaneyso, xilli shalay maamulka gobolka Banaadir uu xil ka qaadis ku sameeyey gudoomiyihii degmada Shibis oo lagu eedeeyay musuq-muusuq. Zakariya Axmed Muuse oo ka tirsan Shabelle ayaa la kulmay qaar ka mid ah dadkii laga qaaday lacagaha sharci darrada ah iyo xoogsatada ka shaqeysa dhismooyinka guryaha. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/War-Zakariye-Dadka-Sharci-Darada-Looga-Qaado-Lacagta.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites