Deeq A. Posted April 20, 2020 Garowe (SMN) – Guddiga Puntland u qaabilsan wacyi-gelinta iyo ka hortaga Coronavirus ayaa xaqiijiyey in ay karantiileen laba qof oo looga shakiyey cudurkaas. Puntland ayaa shalay ku dhawaaqdey kiiskii ugu horeeyay oo xanuunkaas ah. Muwaadin aan safar gelin ayaa la xaqiijiyey in uu soo ritay. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka View the full article Share this post Link to post Share on other sites