Sign in to follow this  
Deeq A.

Furitaanka Kal-fadhigada 7-aad ee BF oo dib loo dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shaaciyey in dib loo dhigay furitaanka Kal-fadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Warqad ay si wadajir ah u soo saareen labada guddoomiye ayaa waxaa lagu sheegay in sababta dib loogu dhigay tahay ka hortagga faafitaanka Covid-19.

Arrintaan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo qorshuhu ahaa inuu maanta furmo kal-fadhiga 7-aad ee labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

Halkaan hoose ka aqriso:

22 11oon

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this