Deeq A. Posted April 20, 2020 Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa muddo kordhin hal sano ah u sameeyey madaxweynaha maamulkaasi, Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen. 87 xildhibaan oo maanta kulanka soo xaadirtay ayaa si gacan taag ah isugu raacay in muddo xileedka madaxweynaha iyo barlamaanka hal-mar wakhtigooda ku egyahay. Madaxweynaha K/Galbeed ayaa muddadii la doortay waxaa haatan ka soo wareegatay sanad iyo dhowr bilood, balse afartiisa sano iyo tan barlamaanka ayaa la is waafajiyey. Halkaan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites