Deeq A. Posted April 20, 2020 Cabdullaahi Dheere oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa wareysi gaar ah uu siiyey Shabelle kaga hadlay arrimo ku aadan doorashada iyo maqaamka Muqdisho. Siyaasigaan ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka ay uga fadhiyaan doorashada ka hor in la cadeeyo doorka mataalada ee caasimadda. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay muhiim tahay in Muqdisho la siiyo xaqeeda, si la mid ah maamul goboleedyada kale ee ka jira dalka. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Maqaamka.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites