Jabhad Posted November 21, 2006 ^Thanks all for the reply... Haybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo! Clearly those folks are enjoying the new found peace in Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
murefu Posted November 22, 2006 xeeeebtaa jaziiiiiiiiiiiiiiroooooooooooooooo..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 22, 2006 This is how things use to be! -- For more pictures, follow Mogadushu Memories very closely. I hope to upload one original picture each day, from private collection. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 23, 2006 WaaW. Waayo waayo iga dheh. Xasuus iga dheh. Taaladii Axmed Gurey. Lambar Afar. Shaneemo Ekwatoore. Safaarada Masar. Daarta Soobe. Taksigii Fantikuwaatarada ahaa ee midabka gaduudka iyo jaalaha. Ciyaalkaas meesha fadhiyo maxee ciyaaroyaan taloow? Turub sharad eh? Waayo waayo, walaahi. Dankis for sharing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 23, 2006 Lol, MMA. Turub . You are welcome sxb, I am glad inaad waayo waayo soo xasuusatey! Here is one more for you - Taalada SYL-sha.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 24, 2006 I couldn't stop loughing when I saw this SYL image becuase I heard that when the civil wra broke back in 1991 and bililiqo started some M o o r y a a n wanted the statue for Copper (Maar). Not thinking wisely to get wiish ay kula soo degaan waxay bilaabeen ineey qori jiib la dhaho inta geeska la istaagaan ay madfac ku billaabaan. Ilaahoow na fakso, qiyaas iyo aqoon fiican xitaa qoriga looma lahan ee maxaa sugee. Madfaca keliya ee gudbaya ee Xamar Weyne iyo Xamar jajab ku habsaday waa la yaabay, waxaase ugu darneyd markii ay taalladii noqotay macdan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted November 24, 2006 MMA, LooL waad qiirootay yaah saaxiibkiis, meeshaas maa turub ku cayaari jirtay, ani xitaa gadaasheed aan tarakh ku cayaari jiray.Loll Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 24, 2006 ^^Lol@Taraq. Checkmate, mid kasii daran kuna sii qiiroon doono aa tan eh! Now one for Jasiira (pre-war) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted November 25, 2006 Good pictures Paragon. Here is mogadishu in late 1800 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 26, 2006 Originally posted by checkmate: MMA, LooL waad qiirootay yaah saaxiibkiis, meeshaas maa turub ku cayaari jirtay, ani xitaa gadaasheed aan tarakh ku cayaari jiray.Loll Hadaa Lambarafar saas u xasuusatid ma'ogi, laakiin waxaa jirtay meel bushkuleetiyada iyo mootooyinka yaryar lagu kireen jiray. Jidka Garoonka Diyaaraha inta aan la aadin jidkoo kale oo dhanka kan diyaaradaha baal socdo oo yar oo dead end u ahaa sartoo weyneyd oo polytechnical kuliyad ahayd oo markaas la dhisay. Taalada ilaa iyo sartaas ayee kuwa bushkuleeti ku kireen jireen. Meeshaas ayaa ciyaalkeena yaryaraa tagi jirnay, mootiyaasha yaryaraa iyo bushkuliteetiyada ka kireesan jirnay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Warmoog Posted November 26, 2006 What great pictures. Brings back memories of all the time I spent at Jaziira and Liido as a kid. Those were the days. PS - The ban on female beach-goers was unnecessary. A more accommodating arrangement could have been worked out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted December 12, 2006 Sharks Bay Beach, Mogadishu Crabs Bay, Mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted December 26, 2007 Xamarti horeee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted December 26, 2007 Nice pics bro ! I regret I havent been to jaziira for the short period i was in xamar. but i was at Liido beach every day, damn beautiful place, if you have any pics from Liido plz share. Quote Share this post Link to post Share on other sites