Jabhad Posted November 19, 2006 xeebta Jaziira oo aheyd xilliyadii beri samaatkii goobihii loo dalxiis tegi jiray isla markaana xilliyadii dagaalada sokeeye noqotay meel la cidleeyey ayaa xilligan u muuqata mid ka soo reysneysa sidii hore isla markaanan soo camirmeysa maalinba maalinta ka dambeysa iyadoona jimce waliba ay halkaasi isugu tagaan qaar badan oo ka mid ah dadkii ka yimid dibeddaha. Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabtay dalka Soomaaliya gaar ahaana magaalada Muqdisho ayaa waxay xafiis ku leeyihiin magaalada iyadoo uu guddoomiye u yahay nin lagu magacaabo Axmed Joon, taasoo keentay inay si sahal ah u kulmaan Jaaliyaddahaasi. Jimcihii shalay aheyd ayaa waxaa kulan weyn ku yeeshay xeebtaasi Jaziira ku dhowaad 100 ruux oo ka mid ahaa jaaliyaddaha dibedda, una badnaa Jaaliyaddaha dalalka Ingiriiska, Sweden iyo Mareykanka, iyagoo halkaasina ku sameeyey tamashle, isugu jirtay Banooni cayaar, Dabaal, iyo noocyo kale oo kala gedisan Axmed Sheekh Cali (Kalaay) oo ka mid ahaa xubnihii halkaasi tegay ee lagu casuumay kulanka qadada ah ee ay Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ku yeesheen xeebta Jaziira ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin kulanka Muqdisho ee Jaaliyaddaha Soomaaliyeed “Maxkamadaha islaamka waxaan ku amaaneynaa inay sugeen nabaddii iyo kala dambeyntii magaalada Muqdisho, mana noo suuro gasheen haddii aysan ahaan laheyn maxkamadaha islaamka, xilligii ay gacanta ku hayeen magaalada qabqablayaashii dagaalka, la iskuna aamini jirin xeebtan” ayuu yiri Kalaay oo intaasi ku daray inay sii wadi doonaan kulamadan si dadka Soomaaliyeed ay ugu soo xiisaan dalkooda, iyadoo jimcooyinka soo socdana ay filayaan inay dhici doonaan kuwo la mid ah kuwan. More pictures... http://www.dayniile.com/November/18november8.htm Nasrudiin Ceydiid Salaad (Diini), Muqdisho, Somalia diinicadde@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted November 19, 2006 Mashaa'Allah what a great place! Xasuus iyo waayo waayo dheh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted November 19, 2006 Yesss.Maasha'Allah indeed..been there many times. Geelaq and Jaziira, only good memories. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted November 20, 2006 Abaaya dhaxan! that was pleasant place. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 20, 2006 great pics, only 4X4 works there Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano Geel Posted November 20, 2006 ^^ yeah I hadn't realised that 4x4 were two a dime in muqdisho.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted November 20, 2006 i for one would love to teach them how to play football gr8 pics Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 20, 2006 ^^ Oh, we'll call you when we need a coach (we the UIC) . Back to the pics; how more beautiful could it get? Haybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted November 20, 2006 I didn't see one woman in that picture. PS:It seems as thought they are having way too much fun, all male squad, and no women around for miles. Lunch table all laid out, half naked men, the beach, I don't know,but I am sure you understand where I am going with this, just use your imagination. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shakti Posted November 20, 2006 ^^oye u did not go there?? anyways Duuliye, Thanks alot for sharing those picture, may god bless in form of u not seeing that beach ever again..amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 20, 2006 I didn't see one woman in that picture. Dont you know that somalis are Muslims? Women have separete beach for themselves! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Socod_badne Posted November 20, 2006 ^In that part of the world, the bikini babes are nocturnal. Skin complexion is a major priority, ya know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted November 20, 2006 Darn, i wouldnt mind midnight skinny dipping But do you remmeber those stories about jin andgoing near the beach at night? Hmmmm jin and para-normal stories. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 20, 2006 ^lol.Funny man you are saxib. great sight,thanks duuliye. Quote Share this post Link to post Share on other sites