Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaladdii ugu horreysay ee Coronavirus oo laga helay Garowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Puntland u qaabilsan ka hortagga iyo wacyi-gelinta xanuunka COVID-19 ayaa haatan shaaciyay in kiiskii ugu horreeyay xanuunka Coronavirus laga helay Puntland.

Guddiga ayaa sheegay in baaritaan lagu sameeyay bukaanka lagu xaqiijiyay in uu haleelay cudurka Coronavirus, kadib markii maanta ay soo baxday natiijada baaritaankaas.

Inkasta oo Guddiga uusan shacaacin meesha uu qofkaasi ku sugan yahay, ayaa hadana ilo xog ogaal ah oo dhanka caafimaadka ah warbaahinta Puntland Post u xajiijiyeen in uu ku sugan yahayb magaalada Garowe caasimada Puntland.

PUNTLAND POST

The post Xaaladdii ugu horreysay ee Coronavirus oo laga helay Garowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this